Sunday 22 May 2016

Madaxweynaha oo go’aan ka soo saaray hanaanka doorasho ee dalka.


 
0
SHARE 
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheakh Maxamuud oo shir jaraaid ku qabtay xarunta madaxtooyada Soomaaliya ayaa go’aamiyey in hanaanka doorasho ee dib u eegista ay ku sameeyeen baarlamaanka Soomaaliya uu sidiisa u dhaqan galo.
Madaxweynaha ayaa sheegay qorshaha doorashada oo maalmahaanba ay ka hadlayeen baarlamaanka waqti badan ay qaadatay oo baarlamaankuna uu ku kala qeybsamay go’aan ka gaaristeeda.
Waxa uu sheegay mudane Xasan Sheakh Maxamuud madaxweynaha Soomaaliya in ka madaxweyne ahaan uu go’aamiyey in hanaanka doorasho ee baarlamaanka uu dib u eegista ku sameeyey in sidiisa uu ku dhaqan galo laga bilaabo maanta.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...