Sunday 5 June 2011

Meydad iyo dhaawacyo katirsan Gaalada Afrikaanka ah oo Garoonka Muqdisho laga dhoofiyay.


somalimemo.netBakhtiga 23 askari oo Kuffaar ah iyo dhaawacyada 33 kale ayaa maanta qaabab kala duwan looga dhoofiyay Gigada diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoona dagaalkii shalay ee Boondheere ay ka mid noqdeen kuwi ugu khasaaraha badnaa 2-di bilood ee la soo dhaafay.

Warar aan ka helnay garoonka diyuurdaha magaalada Muqdisho ayaan ku ogaanay in saaka ay garoonka soo caga dhigteen 2 diyuuradood waxaana islamarkiiba goobta soo gaaray 3 gaari oo nuuca Ambalaaska ah kuwaasi oo qaaday Meydad iyo dhaawacyo.


Maanta duhurkii ayay diyuuradii 3-aad soo caga dhigatay garoonka waxayna qaaday Meydad iyo dhaawacyo hor leh, ciidamada Afrikaanta ah ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku socda dhaba halaag ah kadib markii ay isku faafiyeen deegaanno hor leh arrinkaasi oo mujaahidiinta fursad u siiyay in ay cadawgooda wadooyinka isku arkaan.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...