Tuesday 21 June 2011

Magacyada Liiska Wasiirada uu soo Qortay Shariif Xasan “Awood Qeybsi Labada Shariif” (Xog hoose).


Warar Ku Xeran Madaxtooyada Soomaaliya oo ay Heleyso Shabakadda Dayniile ayaa sheegaaya in Labada Shariif Waa Madaxweynaah Dowladda KMG ah Shariif Sh.Axmed iyo Gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh.Aadan ay Gaaren Heshiis Awood Qeybsi ah oo ku aadan Xukuumadda Cusub ee Lasoo dhisi doono.
Sida ay Wararkaas sheegaayaan oo aan ka helnay ilo ku dhow dhow Gudoomiyaha Baarlamanka Shariif Xasan Sh.Aadan, Labada Shariif ayaa ku heshiiyay in ay Qeybsadaan Golaha Wasiirada ee uu soo dhisi doono Reysal Wasraaha Cusub ee lagu wado in lagu dhawaaqo Maalmaha soo socda.
Sida aan ku helnay Liiska uu soo qortay Shariif Xasan, waxaa ku jira inta badan Wasiirro horey usoo shaqeeyay iyo Hogaamiya Kooxeedyada Wali Madaxoodu Kor u Kacsanyahay.
Awood Qeybsiga Labada Shariiif ayaa waxaa ka Muuqata in Xukuumadda Cusub ay noqon doonto ‘Wasiirro Badan” sida Xukuumadihii Cali Geedi iyo Cumar C/Rashiid, waxaana lagu Wadaa in ay ka koobnaato 39 Wasaaradood oo isugu Jira Wasiirro iyo Wasiiru Dowlayaal.
Liiska Shariif Xasan Sh.Aadan uu soo Gudbiyay oo Ka Koobnaa Wasiirro Wasiirr-Ku-xigeeno iyo Wasiiru-Dowlayaal + Qabiilada ay kasoo jeedaan ayaa ahaa Sidan:
1. Abdirahman Abdi Shakur -RW-kuxigeen AhanWasiirka Qorsheyra Qaranka & Xiriirka Caaaamiga Hawiye- Habargidir-Ceyr
2. Shekh Yusuf Siyad Indha Cade -Wasiiru-Dowlaha gaashaandhiga Hawiye -habargidir--Ceyr
3. Cumar Islow -Wasiirka Dastuurka & Arrimaha Federalka Raxamweyn
4. Fowziya Maxamed Shiikh Wasiirka -Haweenka & Arrimaha Qoyska Raxamweyn - Eelaay
5. Maxamed Ibarhim Xaabsade- Wasiirka Gaadiidka dhulka & Cirka Raxanweyn-leesaan
6. CAli Axmed Jama Jangeli -Wasiirka Arrimaha Dibedda Darood dhulbahante
7. Abdirashid Maxmed Ciro-Wasiirka Ganacsiga & warshadaha Darood -Majerteen
8. CAbdirisaaq jurile -Wasiirka Dekedaha & Gaddidka Badda Daarood - Dashishe
9. Burci Hamza -Wasiirka Xanaanadda Xooloha Others Reer Xamar
10. Pro Cabdiraxman Ibbi -RW-kuxigeen Ahna Wasiirka Maaliyadda DirBbiyo Maal
11.Mustafe Dhuxulow Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Hawiye Murursade
12 .Ceelaabe Faahiye RW-kuxigeen Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dir -- Gadabiirsi
13. Mohamed Omar ( Maxamed dheere)- Wasiirudowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Hawiye -- Abgaal- Warsangeli
14.Abdi Xasan Cawaale Qeybdiid -Wasiirka Macdanta & Biyaha ---- Hawiye ---- Hargidir--Sacad
15. Abdishakur Ahmed Guray Wasiir kuxigeenka Qorsheynta X Caalamiga Darood Majeerteen
16. Abdiwahid Cilmi Goonjeex ------------ Rw.kuxigeen ahna Wasiirka Wasiirka Warfaafinta, Hidaha & Dhaqanka Darood Mareexaan
.17. Mohamed Sheekh Taliyaha Nabadsugiga Qaranka ---- Raxanweyn

15 comments:

Anonymous said...

Hey There. I found your blog using msn. This is
a really well written article. I'll be sure to bookmark it and return to read more of your useful information. Thanks for the post. I will definitely return.

Also visit my web-site - jocuri online cazino

Anonymous said...

I think this is among the most important info for me.
And i'm glad reading your article. But wanna remark on some general things, The website style is great, the articles is really excellent : D. Good job, cheers

my blog; jocuri pentru copii

Anonymous said...

Hello there! This post couldn't be written any better! Going through this article reminds me of my previous roommate! He continually kept preaching about this. I'll forward this post to him.
Pretty sure he will have a very good read. Thanks for sharing!


my site - bancuri romani

Anonymous said...

Having read this I thought it was really enlightening.
I appreciate you taking the time and energy to put this short article together.

I once again find myself spending way too much time both reading
and posting comments. But so what, it was still worth it!


my page ... Juegos Online

Anonymous said...

If some one desires to be updated with newest technologies then he must be
go to see this web site and be up to date
all the time.

Stop by my website: bancuri 2011 noi

Anonymous said...

Thank you, I have recently been looking for information approximately
this subject for a long time and yours is the greatest I have found
out so far. However, what in regards to the conclusion?
Are you certain about the supply?

My web site: jocuri gratis cu masini

Anonymous said...

Informative article, just what I needed.

my website Juegos

Anonymous said...

That is a great tip especially to those new to the blogosphere.
Short but very accurate information… Appreciate your sharing this one.

A must read article!

Also visit my web site; Sito Ufficiale Gucci Borse

Anonymous said...

I've learn a few good stuff here. Definitely value bookmarking for revisiting. I surprise how much effort you place to create one of these wonderful informative site.

my blog Louis Vuitton Handbags Outlet

Anonymous said...

Saved as a favorite, I like your site!

Look into my weblog Abercrombie & Fitch

Anonymous said...

Hey very interesting blog!

Also visit my webpage :: Abercrombie France

Anonymous said...

Hi, just wanted to tell you, I loved this article.
It was practical. Keep on posting!

Also visit my webpage - Wholesael NFL Jerseys

Anonymous said...

Amazing issues here. I am very happy to peer your article.
Thanks so much and I'm having a look forward to touch you. Will you kindly drop me a mail?

Here is my page ... Louis Vuitton Handbags Outlet

Anonymous said...

Wow! In the end I got a blog from where I be able to
actually obtain valuable information concerning my study and knowledge.


Have a look at my homepage :: Air Max Pas Cher ()

Anonymous said...

Pretty part of content. I simply stumbled upon your
blog and in accession capital to say that I acquire in fact enjoyed account your
weblog posts. Any way I will be subscribing to your augment and even I success you get right of entry to
consistently fast.

My site: Air Jordan Pas Cher (overuc.com)

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...