Saturday 5 February 2011

Sawirada Jaasuus Axmed Keyse oo Ictisaam katirsanaa oo lahelay (Daawo).

amiirnuur.comXilli Ururka Al Ictisaam ku fashilmeen Fataawaad been abuur ah oo ay kasoo saarayeen Jihaadka ka socda Soomaaliya ayay soo baxayaan fadeexado hor leh kadib markii Ururkaasi ku lug yeeshay howlo basaasnimo oo ka dhan ah Mujaahidiinta.

Telefeshinka Al-kataib News ayaa dhawaan baahiyay Flimka Axmed Keyse oo ahaa Jaasuus u shaqeynayay CIA-da Mareykanka islamarkaana katirsanaa Ururka Al Ictisaam, Sawirro ku saabsan Axmed Keyse oo Jaasuus ahaa ayaa laso bandhigay.

No comments:

Why cows may be hiding something but AI can spot it

  By Chris Baraniuk Technology of Business reporter Published 22 hours ago Share IMAGE SOURCE, GETTY IMAGES Image caption, Herd animals like...